Guud ahaan dalka imaaraadka ayaa waxaa siweyn la isugu soo baxay maalinta qiimaha badan Ciida Carafo iyadoo weeyn iyo yar dadku wada faraxsanaayeen .

Dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan Imaaradaasi gaar ahaan Xarunta Dalkaas ee Dubai ayaa iyagu muujiyay isu soo bax balaaran oo ay ku oogayeen salaada ciidul adxaa, iyagoona ku oogay goob fagaare ah oo ay isugu yimaadeen Dadweyne kala duwan oo aad u tiro badan

Halkan Ka dhageyso, wariyaha SBC ee Dalkaas C/risaaq Shacbaan oo la kulmay dad farabadan oo u badan Soomaali halkaasi ku ciidayay.DHAGEYSO

Daawo Sawirada





C/risaaq Maxamed Siciid
SBC INternational Dubai