Masuuliyiin, Waxgarad iyo Nabadoono ayaa uga Hambalyeeyay Warbaahinta SBC International Sanadguuradeeda 12 oo maanta ku beegan.

 Masuuliyiintaasi oo uu ugu horeeyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland waxay soo gaarsiiyeen u hambalyeyntooda SBC International.

CCShire
Dhageyso, C/samad Cali Shire Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u hambalyeynaya SBC International.RIIX AMA DAAR

 Awaare2
Siyaasiga sida weyn looga yaqaan Deegaanada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya Cali Cabdi Awaare, ahna Mulkiilaha Hay’ada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SBC ayaa isna ka hadlay Hambalyada 12sano guurada SBC international.

Waxa uu Cali Cabdi Awaare Taabtay dhinacyo badan oo muhiimad u leh inta ku xiran Warbaahinta SBC, dhageyso hadaladii Siyaasi Cali Cabdi Awaare,RIIX AMA DAAR

sheekh aduun
C/risaaq Sheekh Aduun oo ku hadlayay Magaca Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj, ahaana ninkii ugu horeeyay ee War ka aqriya Idaacada SBC ayaa isna ka hadlay Hambalyeynta SBC  DHageyso RIIX AMA DAAR

Gudoomiye yaasha Gobolada iyo qaar ka mid ah Degmooyinka Deegaanada Puntland ayaa iyana Hambalyadooda soo gaarsiiyay xarunta Warbaahinta SBC International,GALAN-BSS
Waxaa gudoomiye yaashaas  ka mid ahaa  gudoomiye yaasha gobolada ee SBC u Hambalyeynaya Gudoomiyaha Gobolkan Bari C/samad Galan, DhageysoRIIX AMA DAAR

gudoomiye TIGEY
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey ayaa isna Hambalyeynaya, Dhageyso RIIX AMA DAAR

ciyoon2
Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon Dhageyso RIIX AMA DAAR

hogaamo
Duqa Degmada Qardho Maxamed Siciid Ciise Hogaamalaroor ayaa isagana u Hambalyeeyay SBC International RIIX AMA DAAR

abwaanC/samad Yuusuf Maxamed Abwaan, wasiirkii hore ee Wasaarada Ganacsiga Dowlada Puntland xiligii Madaxweyne Cade Muuse Xirsi ayaa isagoo ku sugan Dalka Imaaradka u hambaleeyay SBC International, Dhageyso.RIIX AMA DAAR

 

 

 

Col C/risaaq Maxamuud Yuusuf Afgaduud, waxa uu ahaa taliyihii ciidanka Police-ka Puntland xiligii dowladii Alaha u naxariistee Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed waxaana uu u hambalyeeyay SBC International.RIIX AMA DAAR

Barkhad-Cali-Saalax
Barkhad Cali Saalax, Rugcadaaweyn siweyna looga yaqaan gobolkan Bari iyo guud ahaan gobolka Soomaaliya, waxaana uu hambalyo hawada u marinayaa SBC international, Dhageyso.RIIX AMA DAAR

xarago
Nabadoon C/qaadir Ibraahim Axmed Xarago waa nabadoon ka tirsan Nabadoonada Gobolka bari waxaana uu u hambalyeynayaa SBC International DhageysoRIIX AMA DAAR

Dhagcas
Nabadoon Abshir Dhagcas ayaa isna u diray SBC International Hambalyo,RIIX AMA DAAR

Sakariye Isticmaar waxa uu ka mid yahay Qurbajooga Reer Puntland oo iminka ku sugan gudaha magaalada Boosaaso waxaana uu u hambalyeynayaa SBC International Dhageyso.RIIX AMA DAAR