Ra’isalwasaaraha dawlada KMG Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa khubad ka jeediyey kulankii baarlamanku uu ku ansixiyey xukuumada cusub ee uu soo dhisay todobaadkan, isagoo sidoo kale wuxuu soo bandhigey qorshe hawleedka xukuumada ee mudada sanadka ah.

Hadaba khubadaasi oo uu Ra’isalwasaaruhu kaga hadley arimo fara badan ka dhageyso Linka audio hoose iyadoo cod ah.
Halkan ka dhageyso

Axmed Aar
SBC Muqdisho