Khubad Ra’isalwasaaraha Dawlada KMG ah uu kula hadlayey shacabka Soomaaliyeed & ciidamada qalabka sida, taasi oo ku aadan banaanbaxyada ka aloosan magaalada Muqdisho ee looga soo horjeedo is casilaadiisa.

Halkan ka dhageyso khudbada Ra\’isalwasaaruhu shacabka u jeediyey