Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Puntland Gen. Maxamed Siciid Jaqanaf Oo Caawa Wareysi Siinayay Warbaahinta SBC Ayaa faah faahin Ka Bixiyay Howlgallo Saacadihii Aan Ka soo Gudubnay ka socday Magaaladdan Boosaso Ee Xarunta Gobolka Bari.

Taliyaha ayaa sheegay in Howlgaladaan aysan aheyn kuwo dad gaara lagu Raadsanayo Balse Ay Yihiin Kuwa Guud Oo Lagu Radinayo Nabadgalyadda Shacabka Reer Puntland.

Mar aannu wax ka weydiinay Cabasho Dadka Qaar ay ka muujinayaan Qaabka Loo Sameenayo Howlgaladaasi, Oo Shacabku Qaar ay sheegaayaan in ciidamaddu aysan si wanaagsan ula dhaqmin ayuu Sheegay in ciidanku Ay bulshadda ushaqeeyaan kuwa diidan howlgalkoodana Ay iyaga Ka soo Horjeedaan.

Hoos ka dhageyso Yuusuf Yare ayuunna uwaramay: