Dhageyso Hambalyeynta Sanadguurada 11aad ee SBC International

Dhageyso Barnaamijka Hambalyeynta Sanadguurada 11naad ee Idaacada Tv-ga iyo Webka SBC International,

Barnaamijkan waxa uu ku beegnaa xiliga warka Duhur ee Maanta waxaanad kaga bogan doontaan Codad kala duwan oo isugu jira Madaxda Puntland, Wasiiro ka kala tirsan Xukumada FKMG ah iyo Dowlada Puntland,

Waxaa sidoo kale kujira oo aad ku dhageysan doontaan Codad kale oo ay ka mid yihiin ganacsato iyo Odayaal, waxaanay dhamaantood dadkaasi Halbalyo u dirayaan Hay’ada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SBC .

Halkan ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Maanta DHAGEYSO

Daalacatey :545

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print