Sida aad kula socoteen wararkii maanta aan idiin soo gudbinay Ra’isalwasaaraha dawlada KMG Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) & wafdigi uu hogaaminatyo ayaa maanta socdaal ku tagey magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Khudbado ay jeediyeen Ra’isalwasaaraha DKMG & Madaxweynaha Puntland ayay kaga hadleen ujeedada booqashada & waxyaabaha u qorsheysan ee ay ka wada hadlayaan.

Link audio hoose ka dhageyso hadaladii Cabdiwali Gaas & C/raxmaan Faroole.

Halkan ka dhageyso

SBC News Desk