Dhageyso Dhacdooyinki Ugu muhiimsanaa ee Ay Baahisay SBC Sanadii ugu dambeeyay

Dhageyso Barnaamij ku aadan Dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee Ay Baahisay Idaacada SBC International Intii ay jirtay Gaar ahaan Sanadadii ugu dambeeyay .

Qodobo Muhiim ah oo aad u xiiso badan islamarkaana ay ku jiraan codad waa hore idinkugu dambeysay ayaad ku dhageysan doontaan Barnaamijkan Waana Barnaamij socon doona Mudo 1saac ah.

Waxaa Barnaamijkan idinla Socod siin doona Wariye Cismaan Saalax Ismaaciil.(DHAGEYSO)

Daalacatey :1271

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print