Wararka ka imaanaya Gobolka Bakool Ee Koonfurta Somaliya ayaa sheegaya in Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamadda AMISOM Gaar ahaan Kuwa Itoobiya iyo All Shabab inuu ka qarxay Degmada Rabdhuure Ee Gobolka Bakool.

Dagaalka waxa ku geeriyootay inta la xaqiijiyay ku dhawaad 5 Ruux oo ka kala tirsan Dhinacyada Dagaalka uu u dhaxeeyo.

Dagaalka ayaa Bilawday kadib Markii Al Shabab Weerar gaadmo ah ay ku qaadeen Askar ka tirsan Howlgalka AMISOM.

Gudomiye Ku Xigenka Dagmadda Xudur ee Gobolka Bakool Ayaa SBC Oga waramay Dagaaladaasi.