Wararka Naga Soo Gaaraya Xaafada soona-key ee Degmada Hodan ayaa sheegaya Dagaal Xoogan uu ka Dhacay Xaafadaasi.

Dagaalkan ayaa  u Dhaxeeyay Ciidamada Ka Tirsan kuwa Boolis ah iyo Dadka Shacabka Ayaa waxaa weli ku dagaalamayaan xaafada Soona Kay Ee Degmada Hodan.

Ilaa iyo hada lama Oga Khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Dagaalkaasi oo u Dhaxeeya Ciidamda Booliska iyo Dad Shacabka oo Degan Xaafada Soona-Key,

Dagaalkan ayaa ka dambeeyay Kadib markii Dadka Shacabka lagu Amrayay inay Isaga guuraan xaafada soona-key, inkastoo dadka shacabka ay Arintaasi ka biyo Diideen.

Dadka Ugu Badan Oo Horboodayay Dagaalkani Kooban Waxey Ahaayeen Dhalinyaradda Xaafadda.

Hoos ka dhageyso warbixin: