Beeralayad Puntland ayaa maanta waxaa ay ka hadlay halka uu marayo xiriirka gobollada ee beeralayada Puntland iyo waliba xaalka guud ee hada ay kusugan yihiin beeralayda Puntland.
Cabdicasiis ismaaciil Garaad oo ah Qareen udood beeralayda Puntland ayaa maanta isagoo u warmayey idaacadda SBC xarunteeda garowe , waxaa uu ka Warbixiyey Xaalka beeralayda Puntland ,isagoona sheegey in uu hada meel fiican marayo xaalka beeralyada Puntland.
Cabdicasiis ayaa sidoo kale  ganacsatada iyo qurba joogta reer Puntland ka codsaday in beeralayda ay ka tageeraan Qalabka Beeraha Sida Cagaf Cagafta iyo wax yaabaha lamid Ka ah.
 Hoos ka dhageyso wareysiga Waxaanna Wareystay Axmed Sheekeye: