Dhageyso Barnaamijyada Dhaqaalaha / Ganacsiga iyo Ciyaaraha oo maanta xiiso gaar ah leh
Barnaamijka Dhaqaalaha waxaa ku jira Casharkii Weydiinta khabiirka Waxaana noo wada Casiiso Muuse C/kriin
Barnaamijka Ciyaaraha Waa barnaamij Xiiso badan leh waxaana lagu jeex jeexayaa Tartanka koobka gobolada Puntland ee ay 4tii Samifinal-ka u soo baxeen Waxaana daadihinaya Maxamed Cali Iimaan
 DHAGEYSO