DHAGEYSO Barnaamijyada Ganacsiga iyo Dhaqaalaha iyo Ciyaaraha oo Maalinkasta 12:30 daqiiqo ka baxaya Idaacada SBC International

Fg: Arbaco kasta Casharkooban oo ku aadan Barashada Ganacsiga oo ka baxa Barnaamijka Ganacsiga.

Barnaamijka Ciyaaraha Maanta Waxaa diirada lagu saarayaa Kulanka Caawa aadka u xiisaha badan ee Elcalasico Real Madrid Vs Barcelona, waxaanay Bulsha weynta Boosaaso iyo Guudd ahaan Puntland ku cabirayeen ra’yigooda ciyaarta Caawa.

Hadaba Halkan ka dhageyso Barnaamijyadaas oo is xiga DHAGEYSO