Barnaamijka ciyaaraha ee ka baxa warbaahinta caalamigaa h waxan ku soo qaadaney ciyarihii xiisaha badnaa ee xalay ka dhacey qaarada Eurupe ee ay ka midka ahaayeen
Kulan kii aadka u xiisaha badnaa ee kooxda Blues Chelsea qabishey kooxda ka timi magaalada Manchester ee Man city waxa kale o aad kaga bogan doontaan ciyartii aadka u xiisaha badnayd ee dhex martey Ac Milan iyo waliba juventus
Kama marna xidiga difaaca ee Kooxda Aduunka Barcelona Daniel Alves oo dhaa wac soo gaarey Ciyaartii xalay dhexmarte y Kooxdiisa Barcelona iyo Waliba Levanti
Kama marna kulankii adkaa ee dhex marey Kooxaha Liverpool iyo waliba Swanea oo ahaa kulan aad u xiiso badnaa labada kooxoodna ay kukala baxeen 0:0 oo faahfaahinta kulankaas oo aad barnaamijka kaga bogan doontaan
Macalinka kooxda Barcelona Villanova oo sheegey in loolanka horyaalka Spain loogu jiro in uusan wali dhamaan oo kooxdiisana ay geli doonto tartan adag si ay koobkaas gacanta ugu dhigaan
Kooxda kubada cagta Arsenal oo bisha janaayo soo qaadaneysa weereryahanka Kooxda Sczhalke 04 Waa Klass Jan Huntelaar oo lagu wado in uu galo booskii uu baneeyey Kabtanka kooxda RVP oo ku biirey Man Utd
Macalinka hada layliya kooxda Chelsea Rafeal Benatez oo sheegey in uuusan uu joojin doonin qaylada iyo buuqa ay ku hayaan taagerayaasha Blues Chelsea
Waxa kale oo aad barnaamijka kaga bogan doontaan wararkii ugu danbeeyey cagta caalamka.
Wariyaha Sports-ka SBC
Maxamuud Cabdi Saciid Fantastic
SBC international Boosaaso