TODOBADKA-IYO-SOMALIA
Barnaamijka Todobaadka iyo Soomaaliya Waa Barnaamij Todobaadle ah oo Idaacada SBC 89.9 Boosaaso, Qardho iyo Garoowe ka baxa Habeen Walba oo Jimce ah waxaana lagu soo Qaataa dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay Soomaaliya qaarkood.

Caawa Waa Jimce 03 05 2013, waxaana nasiib u siinay Akhrista yaasha iyo dhageysta yaasha SBC Online in ay dhageystaan Barnaamijka .

Qodobo Muhiim ah oo Codad iyo Wareysiyo leh ayaa ku jira Barnaamijka oo aad kaga bogan Doontaan waxaana idiin daadihin doonta Wariye Niciimo Degen, kamana Marna Kaalmihii suugaanta.

Dhageyso RIIX AMA DAAR

SBC Internatioanl Boosaaso.