Dhageyso Barnaamijka Salaamaha Shaqaalaha iyo Howlwadeenada Idaacada SBC International Meelkasta oo ay Dunida ka joogaan kuwaas oo si toos ah ugaga qeyb qaadanaya Barnaamijka.

Barnaamijkan waa mid qaali ah oo aad u haboon dhageysigiisa waayo waxaa ka qeyb qaadanaya madaalayaasha SBC International oo holshaqo oo aan dhamaad laheyn u haya Bulshaweynta Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

Waxaa barnaamijkan Daadihinaya Wariye Maxamed Xirsi Cabdi Jabra Waxaanu soconayaa Mudo Saacad ah, Dhageysi Wacan.

Dhageyso: RIIX AMA DAAR

SBC-12