Dhageyso Barnaamijka Nasashada SBC ee Jimce walba ka baxa Idaacada SBC

Barnaamijkan waa Barnaamij loo furo dadweynaha Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan Deegaanada Puntland Qadka si ay uga qeyb qaataan  Xaaladaha Taagan Markaas fekerkoodana ka dhiibtaan.

Todobaadkan ayaa Barnaamijka waxaa dadka loo gu badhigay in ay Fikirkooda ka dhiibtaan Dhacdooyin gubasho ama dab ah oo waayadii ugu dambeysay ku soo laalaabanayay Magaalada Boosaaso gaar ahaan goobaha Muhiimka u ah bulshada sida Dekeda magaalada Boosaaso oo tii ugu dambeysay ay xalay dhacday.

Habada Dadweynaha ayaa ku cabiraya Fikirkooda cida looga baahan yahay inay wax ka qabato arintan soo laalaabatay Shacabka, Ganacsatada, iyo Dowlada, Hadaba Dhageysi Wacan Barnaamijkan Xiisaha leh,

DHAGEYSO

SBC INternational Boosaaso

Daalacatey :495

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print