SBC-12
Dhageyso Barnaamij ka hadlaya Taariikhda Hay’ada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SBC International .

Waxaa laga joogaa mudo dhan 12sano Xiligii la aas aasay Warbaahinta ka kooban Radio, TV iyo Web, waxaana ay ku beegneyd maanta oo kale sanadkii 2001 bisha June 16.

Qeybihii kala duwanaa ee aas aaskii SBC, xiriirada iyo siyaasada warbaahintan iyo arimo kale oo badan ayaa barnaamijkan kagabogan doontaan.

Barnaamijkan waa barnaamij ka kooban nussaac, waxaana noo daadihinaya Wariyeyaasha kala ah, Maxamed Cali Iimaan iyo Maxamuud Cabdi Siciid Fantastic .

Dhageysi Wanaagsan, RIIX AMA DAAR

Hambalyo Markale dhamaan Akhrista yaasha websiteka SBC nagula dabaaldega si farxad leh,