FANKA-IYO-SUUGAANTA
Dhageyso Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta oo Idaacada SBC International ka baxa Maalin kasta oo Jimce ah .

Todobaadkan Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Waxaa inoo Daadihin doona Wariye Maxamed Deeq Cabdalla , Waxaana ugu marti ah Fanaan Digriyo Cabdi Cilmi oo ka mid ah Fanaaniinta Kooxda Dhalinyarada Waayaha Cusub ee uu fariisinkoodu yahay Magaalada Nairobi Xarunta dalka Kenya, kuna caan baxday Heesaha Afsoomaaliga u dhaca sida raabka oo kale .

Digriyoow Waxa uu ka warami doonaa Taariikh Faneedkiisa, Heesaha uu qaado oo aad loo wada jecelyahay iyo weliba arimo kale Dhageysi wacan.

RIIX SI AAD  U DHAGEYSATO