FANKA-IYO-SUUGAANTA
Dhamaan Akhrista Yaasha Barta Hay’ada Warbaahinta Soomaaliyeed ee SBC waxaan leenahay Jimce Wanaagsan oo wacan,

Ku soo dhowaada Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Idaacada SBC International oo aan Todobaadkan ku wareysaneyno Fanaanka Sida aadka ah loo wada garanayo misana Dhalinyarada ah waa Alfanaan Khaalif Axmed Shariif oo loo yaqaan KING KHAALID.

Maalin kasta oo jimce ah ayuu barnaamijkan ka baxaa Idaacada SBC 89.9 Boosaaso, Qardho iyo Garoowe, waxaana Barnaamijka Todobaadkan inoo wada Wariye Maxamed Xirsi Cabdi Jabra.

DHAGEYSO RIIX HALKAN