Maalin walba oo Khamiis ah Idaacada SBC waxaa ka baxa Barnaamijka Dhalinyarada kaas oo ah Mid todobaadle ah oo loogaga hadlo arimaha Dhalinyarada iyo bulshada.

Todobaadkan Barnaamijka Dhalinyarada ee Idaacada SBC waxa uu ahaa mid xiiso gaar ah leh, waxaana lagu wareystay nin dhalinyaro ah oo ku sugan mid ka mid ah wadamada Qurbaha ee ay dhalinyaradu tahriibka ugu baxaan, waxaana uu ka waramayaa arimo murugo leh oo uu isagu soo maray inta aanu tagin dalkaas ka midka ah Qaarada Yurub.

Barnaamijkan Waxaa isku soo duway oo Diyaariyay Wariyaha SBC ee ku sugan Xafiiska Fiena ee dalka Austria Maxamuud Cabdi Siciid Fantastic.

Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Dhalinyarada SBC”””””RIIX AMA DAAR