Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha SBC oo diirada lagu saarayo Qodobo Muhim ah

Halkan waxaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada SBC International 89.9 Fm, Magaalooyinka Boosaaso, Qardho iyo Garoowe.

Barnaamijkan oo ah mid maalin le Ah oo Maalinwalba ka baxa SBC International ayaa waxaa maanta diirada lagu saaray Falanqeyn ay ka qeyb qaateen Dhageystayaasha SBC International ee Magaalooyinka Puntland, waxaana lagu jeexjexay Ciyaaraha Xiisaha leh ee ka dhacaya Horyaalka England iyo Ciyaarta xiisaba Badan ee Xulkeena Soomaaliya uu la qaadan doono Xulka Wadanka Burindi, taasi oo ka mid ah koobka Bariga iyo bartamaha Africa.

Waxaa Barnaamijkan Idinla socodsiindoona Wariyaha Sports-ka ee Idaacada SBC Maxamuud Cabdi Saciid Fantastic.

DHAGEYSO

Daalacatey :2237

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print