SBC-12
Waxaan Halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij cajiib ah oo aad ka wada heli doontaan.

Barnaamijkan waa barnaamij la baxay Dhacdooyinka SBC waxaana wariye yaasha inoo daa dihinaya ay ku eegi doonaan dhacdooyinkii ugu xiisaha badnaa ee ay Baahisay Idaacada SBC International 12kii sano ee ay jirtay Qeyb ka mid ah.

Waxaa ku jira Codad aad u xiiso badan oo siyaasad, Arimo bulsho iyo dhacdooyin aad si aad ah uga wada helidoontaan .

Dhageyso: RIIX AMA DAAR

Barnaamijkan Xiisaha badan waxaa idinla socodsiindoona, wariye yaasha kala ah Cismaan Saalax Ismaaciil iyo Ibraahim Maxamuud Yuusuf.

Markale Waxaan Idin leeyahay Anigoo ah Khaalid Maxamuud Sanadguuro wacan dhamaantiin Akhristayaasheena Meelka oo aad joogtaan, Sanadkan sanadkiisa kalena nagula gaara Bashbash iyo Barwaaqo, nabad iyo caano.