Dhageyso Barnaamij ku aadan Taariikhda Idaacada SBC International tan iyo intii la aas aasay ilaa maanta oo ay 11sano jirsatay.
Barnaamijkan waxaad ka bogan kartaan Xogag kala duwan oo ku saabsan Warbaahinta Soomaaliyeed ee SBC iyadoona ay ku jiraan Waxqabadkeeda iyo cidkasta oo ay xiriir la leedahay.
Waxaa Talan taali u soo wada jeedin doona Barnaamijkan Wariye Yaasha kala ah Maxamuud C/abdi Siciid Fantastic iyo Maxamed Cali Iimaan Dhageysi Wanaagsan.(DHAGEYSO)
Daalacatey :767