Dhageyso Barnaamij ku saabsan Hambalyada Sanadguurada SBC International oo uu ka soo diyaariyay Xeryaha Dhadhaab Wariyaha SBC ee Dhadhaab Baashi Cumar Ismaaciil.

Barnaamijkan Waa barnaamij aad u xiiso badan islamarkaana ay ku jiraan codad kala duwan oo isugu jira Wariye yaasha Ku dhaqan xeryaha dhadhaab, dadweyne kale iyo kaalin cajiiib ah oo suugaaleh waxaana ka qeyb  qaadanaya Abwaano kala duwan.

Dhageyso: RIIX AMA DAAR

Waxaan Barnaamijkan Ugaga Mahadcelineynaa Xafiiska SBC International ee Xeryaha Dhadhaab iyo wariye Baashi cumar ismaaciil oo si diiran oo howlkarnimo ah u soo diyaariyay isuguna taxalijiyay.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo  Dhamaan Akhristayaasha iyo Dhageystayaasha SBC meelkasta oo aad joogaan Sanadguuro wacan.