Halkan ka dhageyso Al fanaan Axmed C.kariin Biif iyo Abwaan C/rishiid Yuusuf Jibriil oo Xalay Marti ku ahaa Studiyaha Idaacada SBC International .

Fanaanka iyo Abwaanka waxa ay ku sugan yihiin Magaalada Boosaaso waxaana ay u yimaadeen Arimo ku aadan Nabadda iyo isdhexgalka waxaana xalay ay soo booqdeen Idaacada SBC oo u sameysay Barnaamij gaar ah kaas oo ay ku soo bandhigeen Heeso Cusub oo isugu jira Kuwo Wadani ah iyo kuwa kaleba iyadoona dadweynaha qaar ee Deegaanada Puntland ay qadka telefonka kaga qeyb qaadanayeen.

HALKAN RIIX OO DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN

 

DAAWO SAWIRO



SBC INternational