Direeto Kasoobaxday Xafiiska Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ahna Kusimaha Madaxweynaha oo Xilka Looga Qaaday Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada Ee Xiriirka Gobolada Puntland.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cadixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa xeer Lr-19 September 13 2017, xilka kaga qaaday Wasiirru Dawlihii Madaxtooyada ee Xirirka Gobolada Puntland.

 

Dhawaan ayuu Sheegay masuulkan In Uu Soo dhaweynayo Dhiibistii Sargaalkii ONLF ee Dhawaan dowladda Somaliya u dhiibtay Dalka Itoobiya