Meydkii Madaxweynihii hore ee dawlada KMG Soomaaliya Marxuum C/laahi Yuusuf Axmed ayaa goor dhaw laga dajiyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug halkaasi oo maanta lagu aasayo.

Aask ALAHA u naxariistee C/laahi Yuusuf waxaa ka qayb galaya madax ka kala socota dawlada KMG Soomaaliya iyo Maamulka Puntland iyadoo sidoo kale ay ka qayb galayaan Issimo, culuma’udiin, & qaybaha Bulshada.

Warar dheeraad ah isha ku haya SBC News Desk