Iyadoo maanta Aad Loo Hadal Hayay Isbidal Lagu Sameenayo Maamulka Gobolka Bari Iyo kan Dagmadda Boosaso ayaa Goordhow Lagu Dhawaaqay Isbadalkaasi.

Afhayeenka Madaxtooyadda Dowladda Puntland Ayaa Goordhaweyd Madaxtooyadda Boosaso Kaga Dhawaaqay Digreeto Ka soo baxday Madaxweyne Gaas,

Madaxweynaha Ayaa Yuusuf Maxamed waceys Dhado U Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Bari, Halka Axmed Cali Cabdulaahi isna Loo Magacaabay Gudoomiye Ku Xigenka Gobolka Bari,

Digreetada Ayaa sidoo Kale Lagu magacaabay Maxamed siciid shabeelle Oo Noqday Duqa Cusub Ee Dagmadda Boosaso, Halka Qaasin Cabdirixmaan Maxamuud (Caluuke) isna Waxaa Loo Magacaabay Gudomiye Ku Xigena Dagmadda Boosaso.

Waxaa Xusid Mudan In Madaxweynuhu Uu Kala Diray Dhamaan Xumnihii Golaha Deegaanka Ee Dagmadda Boosaso,

Hoos Ka Dhageyso Codka: