Magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaa goor dhaweyd lagu soo gabagabeeyey isku aadka 8-da kooxood ee u soo gudbay wareega quarter Final-ka koobka horyaalada qaarada Yurub oo ay u soo baxeen 8 kooxood.

Malaga v Borussia Dortmund

Real Madrid v Galatasaray

Paris Saint-Germain v Barcelona

Bayern Munich v Juventus

Kulamadan waxaa min afar kooxood loo ciyaari doonaa April 2/3 & 9/10.

SBC Sports News Desk