Madaxweyne Gaas ayaa Caawa isbadal ku sameeyay Xumno Ka Tirsan Golahiisa Xukuumada

Maalmahan Ayaa La Hadal Hayay isku shaandheyn Uu Madaxweyne Gaas Ku Sameeyo Xumnihiisa Golaha Wasiiradda, Ayadoo Bahda Saxaafada loo soo bandhigay magacyada xumnaha cusub iyo kuwa la isku badalay.

Wasiirka Amniga Ayaa Loo Magacaabay  Cabdi Xirsi Qarjab Waxaanna Uu Horay U ahaa Gudoomiyihii Gobolka Nugaal.

Halka Wasiirkii Ganacsiga Maxamuud Xasan Soocade Loo Magacaabay Wasiirka Warfaafinta ,Hidaha iyo dhalinyaradda, Isgaarsiinta.

Halkaan ka dhageyso warbixin:

Akhri  Dhamaan Liiska:

Magaca Xilka Wasaaradda
SaalaxXabiibXaajijaamac Wasiirka Cadaalada ,diintaiyo, dhaqancelinta
CabdiXirsiXirsiQarjab Wasiirka Amniga iyo DDR ta
AxmedCilmiCismaanKarash Wasiirka Arrimaha Gudahaiyo D/hoose
Abshir Aw YuusufCiise Wasiirka Waxbarashada iyo TacliintaSare
CabdulaahiShiikhAxmed Wasiirka Maaliyadda
CabdunuurCilmiMaxamuud Wasiirka Kalluumeysigaiyo khayraadkabadda.
C/raxmaanAxmedCabdulle Wasiirka Shaqada,Shaqaalahaiyodhalinyaradda .
MaxamuudXasanSoocade Wasiirka Warfaafinta ,Hidahaiyo Isgaarsiinta
C/laahiJaamacSaalax Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidkabadda
FaysalCabdi Cali Gaas Wasiirka Dastuurka,FeedaraalkaiyoDimuqraadiyadda.
C/weliXirsiCabdulle Wasiirka GanacsigaiyoWarshadaha
CabdiCismaanMaxamed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
Shire  XaajiFaarax Wasiirka Qorsheyntaiyo & XiriirkaCaalamigaa
Cali C/laahi Warsame Wasiirka Deegaanka, Dalxiiska iyo Duurjoogta
Dr. C/naasirCismaanCiise Wasiirka Caafimaadka
Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Beeraha iyoWaraabka
Aniiso C/qaadirMuumin Wasiirka Haweenka iyoHorumarintaQoyska
Xasan Xaaji Siciid Wasiirka Duulistahawada iyo Garoomada
C/rashiirMaxamedXirsi Wasiirka Hawlaha Guudiyo Gaadiidka