Qaraxyadii goor dhaweyd ka dhacay magaalada Boston ee dalka Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa inay dhaliyeen khasaare xoogan iyadoo lagu soo waramayo in waxyeelo ay soo gaartey orodyahanadii ka qayb galayey tartanka iyo waliba taageerayaal, iyadoo qaraxyadu ka yimaadeen dhanka Hotel ku dhaw goobta uu ka socdey tartanka Orodka.
Jariidada Boston Globe ayaa sheegtey in goobta uu ka socdey tartanka Orodka sidoo kale laga helay waxyaabaha qarxa oo aan qarxin.

Sawiradii ugu dambeeyey ee soo gaarey warqabadka SBC
boston_mar9 boston_Mar10 boston_mar11 boston_Mar boston_Mar2 Boston_mar3 Boston_mar4 Boston_mar5 Boston_Mar6 boston_Mar7