Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawlada Puntland ayaa Maamul Cusub loogu Magacaabay Degmada Bali dhidin ee Gobolka Bari.
Digreetadan oo Soo Baxday 18 Bishan ayaa Degmada Bali dhidin loogu magacaabay Gudoomiye iyo Gudoomiye Kuxigeen iyo Sidoo Kale Masuuliyin Katirsan Maamulka Degmadaas.
Gudoomiyaha Degmada Bali Dhidin Maxamuud Abshir Bile
Gudoomiye Kuxigeen Degmada Bali Dhidin Maxamad Siciid Muumin [shabeel].
Xoghayaha Dawlada Hoose Degmada Bali Dhidin Axmad Yaasiin Axmad
Xisaabiyaha Degmada Bali Dhidin Maxamuud Cali Maxamad
KHasnajiga Dawlada Hoose Degmada Bali Dhidin Maxamad Jaamac Muuse .
Masuuliyiintan Xilka Loomagacaabay ayaa Ah Dhalin Yaro Aqoon Yahano ah Xili Ay Maanta SBC soo Booqdeena wuxuu Gdoomiyuhu Sheegay in uu Kurajaweyn Yahay in uu waxabadan Kabadalo Xaalada Degaankaas.
Mudooyinkii Danbe Dawlada Puntland ayaa Magacawday Gudoomiyayaal Degmooyin oo aad u Dhalin Yar kuwaas oo Dawladu ay Ugu Magcawaday Sidii ay Deegaanadaas wax uga Badli lahaayeen .
Cismaan Saalax Ismaaciil
SBC International Boosaaso
Daalacatey :1046