Wararka ayaa waxaa ay sheegeen In dagaalo Culus Ay ka socdaan magaalada misrata ee ku taal galbeedka Liibiya kaas oo dhexmaray ciidamada Dowlada iyo falaagada ka soo horjeeda,

Afhayeen U hadlay dowlada Liibiya Ayaa waxaa uu Sheegay in dagaalka ay Iyagu Ku qaadeen Magaalada Misraat Iyagoo ka jawaabaya werarada ugu Imaanya mucaardka waxaana Uu intaasi ku daray in qabaa’ilaadka magaalada degan iminka Ay gacan siinayaan Ciidamada dowlada .

Ilaa iyo iminka Ma Jiraan wax war ah Oo ka Soo abaxay dhiana falaagda oo Ku aadan dagalaada iminka ka socda Magaalada Misraata balse waxaa la sheegay in magalada  laga maqlayo qaraxyo Aad u waaweyn iyo duqeen culus.

Maxamed Xaaji Xasan Abuukar
Maxamed555@hotmail.com
SBC News Monitoring