Comments on: Dabaal dega sanadguurada 14naad ee Puntland oo maanta Garowe lagu qabtay

By: SOALILANDER JECEL DARISNIMAD
Buntland waxa ku qulqulaya zaanada hub ah oo ka imaanaya shirkado shisheeye oo caloosood u shaqaysayaa ah kuwas oo jabianaya cunaqabatayntii hubka ee saarnayd soomaaliya.. waxa jira warar hoose oo sheegaya ina lix diyaaradood oo kuwa qumaatiga u kaca ah lagu wareejiyay dawlada puntland kuwaas oo ay hada ay duuliyaan paylootyo ajnabi ah.. waxaana hubaal ah arintaas inay khalkhal galinayso amaanka gobolka iyo dheelitirka awooda iyo shucuubta. baaq u dirimay beel caalam sida daka qaarki ay sameeyan lkn waxan ka codsanayaa dadka ay arintaas khusayso inay isdajiyaan..

By: Jaamac
Hamable hamable dhamaan umada reer putland munaasabada 1Aug 14 waa malin ku wan dadka reer putland  alaleh si fiican waa loo xusay sida sida bulshada qabehda kale duwan iyo fardah lagu xusay waxaan leehay dadaale dadka reer putland

By: Rako Raaxo
Buntland waa gobol aad u qiimo badan marka la fiirsho

Somaliyo laakiin hadda waxay u muuqataa inay kala tegeyso

Waayo maamulka ka taliyaa cadaaladii waa ka tegey

Cadaalad hadii la waayo midnimo dhamaatay

By: ABDALLA BAABARAQIIS
WAAA MALIN QAALI AH WAA MALIN KU WEYN DADKA RER PUNTLAND WAA MALIN FARXADEED WAA SANADGURADII 14 EE PUNTLAND ALLOW  XIFDI RER PUNTLAND ALLOW KARAMEE RER PUNTLAND ALLOW DARAJEE RER PUNTLAN ALLOW NABADA NOO ADKEE ALLOW CADAW GENA JABI ALLOW GUUUL AYAN KU WEYDISAN ADUN IYO AAQIRO WA ANTA ARXAMU RAAAXIMIIIIN YAA DAL JALAALI WAL IKRAAM KULU CAAMWA ANTUM BIKHAYR ASC

By: waciye@hotmail.com
waa maalin farxad iyo ciid u ah dhamaan umada rer puntland mel kasta ey kala jogaan waxan ugu hanbaleyeynaya in ilahey nabada an heysano ino siyadiyo cadwga puntland jabo melkasta ey kala jogan dadka rer puntland wa in ey ila shadan nabada yar ey heystan eyana ka gabadeen 20sano ee laso dhafey dadka sidi dugagii isu cunayey   nabad wey fudu dahey bur burkedu lkn so celintedu waa dhagax lagu yiri gacantada ku kala jabi okale marka ilahey ha ino siyadiyo hormarka iyo nabada eynu heysano cadowgena ha inaga qabto qofna kuma ogala inta yar ad ku sexaneyso puntland guuuuul an leyhey