Dab qabsaday Suuq ku yaala Gaalkacyo oo khasaare sababay+Sawiro

Dab baaxad weyne ayaa maanta ka kacay Suuq ku yaala magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaaasi Mudug.

Dabkan ayaa geAbi ahaan bur buriyay ku dhowaad 50 meherado ganacsi oo suuqaasi ku yiilay kuwaas oo ay ku jireen hanti kumanaan doolar ah.

Dadweyne aad u tiro badan ayaa u soo gurmaday sidii ay u hakin lahaayeen dabkaasi waxaana ay la galeen dagaal xoogleh iyagoo markii dambe ku guuleystay in ay hakiyaan.

Qaarkood ganacsatadii ay haleeshay musiibada gubashada ah ayaa warbaahinta u xaqiijyay in dabkan uu ka dhashay sida la maleynayo fiilooyinka qaada Koronyada oo istaabtay.

PIC_9975 PIC_9979 PIC_9993

SBC International Gaalkacyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print
NEWS IN ENGLISH
WARARKII