Xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa maanta ilaa caawa degan waxaana soconaya kulamo ku aadan sidii looga bixi lahaa jawiga colaadeed ee 48-kii saac ee la soo dhaafay ka taagnaa qaybo ka mid ah magaalada. daawo wararkii ugu dambeeyey oo muuqaalo ah.