Daawo warbixin ku saabsan dagaaladii maalintii labaad ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kuwaasi oo khasaare naf & maalba leh geystey.