24 saac ka hor waxaa magaalada Muqdisho ku dhawaaqay inay uga baxeen furimihii dagaalka maleeshiyaadka Shabaabka oo dagaal mudo sanooyin ah kula jirey ciidamada dawlada KMG Soomaaliya & kuwa AMISOM.

Filimkan muuqaalka ah waxaad ku daawan kartaa dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Muqdisho, khudbad xasaasi ah oo uu jeediyey Sheekh Shariif, Jen, Indha Cade oo sheegay in uu masuul ka yahay amaanka suuqa Bakaaraha hantida taal & dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Muqdisho.

Link Video-ga hoose ka daawo dhamaan wararkaasi xasaasiga ah.

Daawo