Halkan waxaan ku soo gudbineynaa sawiro laga qaaday Raiisul wasaaraha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya Booqashadii uu maalin nimadii shalay ku tagay magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug iyo kulamo uu halkaasi kula qaatay Madaxda maamulka goboleedka Galmudug.

Daawo Sawirada

Sawirada: Liibaan Qaran
SBC International Gaalkacyo