Maxamed Deeq Cabdalla Agaasimaha SBC International oo Taagan laamiga Dhiniciida Xiligii safarka.

Xasan Cabdi Farey Gentleman Wariyaha SBC iyo Wadihii Barnaamijka kediska.

Bidix Xasan Gentelman, Midig, Keyse C/rishiid Cusmaan, Farsamo yaqaan ka tirsan SBC International
Xubnaha Gudiga, Maamulka SBC iyo Taageerayaashii ku soo dhaweeyay Afaafka Qardho.

Gaadiidkii ay Wateen Taageerayaasha Barnaamijka Kediska SBC oo Taxan Lamida.

Duqa Degmada Qardho iyo Xubno ka mid ah Kediska oo Ismarxabeynaya.

Intaasi Waxay ahaayeen Sawiradii Soodhaweynta Markii ay Qardho Gaareen gidiga Kediska iyo Maamulka SBC, Haatanna Sawiradii Xaflada iyo Tartankii Labada Xaafadood ee Finalaha.
Haween ku soo labistay Calanka Puntland oo Xaflada kusugan
Akh, Nasrudiin Xaaji Nuur Salafi oo Xaflada ku furay AayadahaQun.aanka Kariimka ah, iyo Feysal Faarax oo ka mid ah Xubnaha SBC oo Idaacada SBC Xiriirinaya.

Haween ku labisan Calanka Umada Soomaaliyeed oo Xaflada ka qeybqaadanaya

Hooyooyinkii Sida weyn u abaabulay Xaflada diyaariyayna goobta lagu qabtay.

Calabka Puntland oo lagu Tolay Kursi Fadhi macaan oo loogu talagay Marti sharafta Xaflada Kediska Ramadaanka SBC.

U Tartamayaasha Is Araga Final-ka Xaafada Xingood Qardho

U Tartamayaasha Is Araga Final-ka Xaafada Xorgoble Qardho

Koobkii ay Qaadatay Xaafada Xorgoble Qardho oo ay Gacanta ku hayaan Maamulka gobolka

Maamulka Gobolka iyo Degmada Qardho, Xubin ka tirsan Golis, iyo Sh Fuaad Xaaji Nuur.

Gudoomiyaha Kediska ramadaanka SBC international oo Sheegaya Sharuucyada Kediska.

Wariye Xasan Gentelman oo Xaflada Xiriirinayay.

Agaasime Maxamed Deeq oo hadal ka jeedinaya Xaflada.

Hadiyado ay Shirkada Golis ugu Talagashay ka soo qeyb galayaasha Kediska.

U Tartamayaasha Is Araga Final-ka Xaafada Xingood Qardho

U Tartamayaasha Is Araga Final-ka Xaafada Xorgoble Qardho.

SAWIRADA INTAAS KUMA EKA WAXAAD ARKI DOONTAAN SAACADAHA SOOSOCDA QEYBO KALE