Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole & wafdi uu horkacayo ayaa ka dhoofay magaalada Muqdisho waxaana uu gaarey magaalada Muqdisho halkaasi oo uu kaga qayb galayo shirka wadatashiga Soomaaliya.