Magaalada Muqdisho waa ka da’ay roobab socde mudo 24 saac ah oo xiriir ah, roobabkaasi oo dhimasho sababay, waxay kaloo hakad galiyeen isu socodkii gaadiidka dadweynaha & kuwa gaarka loo leeyahay, laakiin saameynta ugu weyni waxay ku dhacdey dadka danyarta ah ee ku dhibaataysan Muqdisho gaar ahaan kuwa barakacayaasha ah ee Muqdisho ku soo qulqulaya.

SBC waxay idiin soo gudbinaysaa sawiridii ugu dambeeyey ee roobabkaasi khasaaraha dhaliyey ee ka da’aya magaalada Muqdisho.

DAAWO SAWIRO

Axmed Aar
SBC Muqdisho