Daawo Sawirada Dalxiis xiiso badan oo maanta aanu ka soo qaadnay Ceelka caanka ah ee Biyo Kulule.

Teem Ka tirsan Saxafiyiinta Idaacada SBC ayaa Maanta Dalxiis gaaban ku tagay Barta ugu dalxiiska wanaagsan ee Biya kulule oo ay dalxiis u tagaan bulsha weynta magaalada Boosaaso.

Waxaan ka soo qaadnay Sawiro aad u qurux badan oo aad ka heli doontaan iyadoo ay ku jirana sawirada Nabadoono uu ka mid yahay Nabadoon C/qaadir Axmed Xarago, Rugcadaayo nooga warbixiyay Taariikhda Barta Dalxiis ee aadka ugu caanka ah Gobolka Bari.

Waxaa iyana ku jira Dadyow kale oo ka mid ah Dadkii u soo damaashaad tagay oo iyagoo farxadi ka muuqato la hadlaya SBC Online.

SBC BIYAKULULE (1) SBC BIYAKULULE (2) SBC BIYAKULULE (3) SBC BIYAKULULE (4) SBC BIYAKULULE (5) SBC BIYAKULULE (6) SBC BIYAKULULE (7) SBC BIYAKULULE (8) SBC BIYAKULULE (9) SBC BIYAKULULE (10) SBC BIYAKULULE (11) SBC BIYAKULULE (12) SBC BIYAKULULE (13) SBC BIYAKULULE (14) SBC BIYAKULULE (15) SBC BIYAKULULE (16) SBC BIYAKULULE (17) SBC BIYAKULULE (18) SBC BIYAKULULE (19) SBC BIYAKULULE (20) SBC BIYAKULULE (21) SBC BIYAKULULE (22) SBC BIYAKULULE (23) SBC BIYAKULULE (24) SBC BIYAKULULE (25) SBC BIYAKULULE (26)