Xarunta Caymiska ee Magaalada Kismaayo waxaa maanta Lagu qudbadaha Murashaxiinta u tartamaya xilka Madaxtinimada Jubbaland.

Munaasabada Ay Murashaxiintu kusoo bandhigayeen Wax qabadkooda hadii loo doorto xilka Madaxtinimada ee Jubbaland ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiin katirsan Beesha Caalamka sida IGAD iyo Xubno kale waxaana Murashax walba uu soo bandhigayay waxyaabaha uu doonayo in uu Jubbaland u qabto Shanta sano ee soo socota

Daawo sawirada:

IMG_0046 IMG_0049 IMG_0050IMG_0056IMG_0066IMG_0068IMG_0073IMG_0084 IMG_0085 IMG_0086IMG_0088 IMG_0089