Boosaaso-Daawo Sawirada Soo dhaweynta Madaxweynaha Puntland oo maanta Magaalada Boosaaso si weyn loogu soo dhaweeyay Isaga oo ay meel duleedka Boosaaso ah ay kaga horgateen Dadweyne & Masuuliyiin Farabadan kuwaasi oo Madaxweynaha &Wefdigiisa ku soo dhaweeyay Magaalada Banaankeeda.

DAAWO SAWIRADA

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

SBC International News Desk