Boosaaso-Daawo Sidii ay u dhacday Xaflada Furitaanka Bandhiga Carwada Caalamiga ah ee Puntland oo lagu qabtay Magaalada Boosaaso gaar ahaan Xarunta Jaamacada Bariga Afrika.

Munaasabada Furitanaka oo lagu soo beegay Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL ayaa waxaa ka qeybgalay Masuuliyiin Maamulka ka tirsan Ganacsato & Dadweyne kale.

 
DAAWO SAWIRADA  

  







SBC International Boosaaso