SBC oo isku dayeysa inay idiin soo gudbiso dhacdooyinka aduunka & Soomaaliya saacad kasta ka dhacaya ayaa waxaan haatan idiin soo gudbinayaa banaanbaxa ay dhageyaan dadka careysan ee ka soconaya magaalada Muqdisho kaasi oo looga soo horjeedo iscasilaada uu ku dhawaaqay Ra’ilwasaaraha DFKMG Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

DAAWO SAWIRADA

SBC News Desk