DAAWO: Meydkii Meles Zinawi oo laga dajiyey magaalada Adis Ababa (VIDEO)

Meydkii Ra’isalwasaarihii geeriyoodey ee Itoobiya Meles Zinawi ayaa la geeyey magaalada Adis Ababa ee caasimada Itoobiya iyadoo lagu sidey diyaarad gaar ah oo ay leedahay shirkadaha diyaaradaha ee Itoobiya iyadoo medkiisa oo lagu sidey alwaax dusha sare looga xardhay calanka Itoobiya.

Zinawi oo 57 sano jir ah wuxuu u dhintey xanuun  mudo uu la ildarnaa, waxaana xukunka Itoobiya oo uu qabtey sanadkii 1991-kii, waxaana xilkiisa si ku meel gaar ah ilaa 2015 u sii haynaya kuxigeekiisii Hailemariam Desalegn.

Warbixinta video-ga hoose ka daawo meydka Meles Zinawi.
Halkan riix

Daawo

SBC News Desk

Daalacatey :2522

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print