Hooyo Canab Maxamuud Xaashi oo ku nool Magaalada Bosaso ee xarunta gobalka bari, ayaa waxa lagala tahariibay qaar ka mid ah Awladeeda waxana xiligan ay ku sugan yihiin dalka Liibiya .

Canab Maxamuud Xaashi ayaa umada muslimka ah ka dalbatay in la caawiyo islamarkaana dib loogu soo celiyo Awladeeda.

Daawo warbixin Naxadin badan oo uu ka diyaariyey Wariye Cabdiqani Boos.